Wareegto uu soo saaray Madaxweyne Gaas oo lagu kala diray Golle Deegaan

Wareegto maanta kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu kala diray golihii deegaanka Degmada Badhan ee gobolka Sanaag. Kala dirista golaha Deegaanka Degmada Badhan ayaa sabab looga dhigay kadib markii ay gudan waayeen waajibaadkii shaqo ee loo igmaday , waxaana kala dirista golahan deegaan soo jeedisay Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland. … Continue reading Wareegto uu soo saaray Madaxweyne Gaas oo lagu kala diray Golle Deegaan